Boggaga Somalida
  Abaaji
Ababshe

Afgoi
Aflax
Aftahan
Allgedo
Al-karama
AllPuntland
Allsomali
Amsas
Arlaadi
Arlaadi-Net
Awdal News N.
Bakaaraha
Balcad
Banaadir
BBC Laanta Soomaaliga
Berlula Online
Bulsho
Burtinle
Buuhoodle

Buulaay
Cadaado
Calmadoow
Cayaaraha
Codk Somali Galbeed
Daalonet

Dalka
Danjire
Dayniile
Dijbouti
Gabooye
Gedo Homepage
Gedo Net
Geeska Afrika
Goldogob
Golkhatumo
Goobjoog
Harwanaag
Hamareey
Hiiraan Online
HiiraanToday
Hobyonet
HornAfrik

Horseed

Horyaal
Iftiinnet
JigjigaNet
Jowhar.com
JubaLand
Kenyan Somali Com.
Kismayo
Laascaanood
Lafoole
Maaneed

Mareeg Online
Marka Caddeey
Maayland
Midgaan
Midnimo
Mogadishu.com
Mudug-Online
Mudulood
Muqdishonet
Nugaal
Nugaal.net
Onkod

Puntlandpost
Puntlandstate
Qaamuus
Qandala
Qandalanet
Qaranimo
Qorahey Online
Qurbo Jacayl
Riverineland
Ruunkinet
Saafi Studio
Sanaag Net
Shabeele
Shareero Music
Shaxda
Somali Access
Somali Bantu
Somali Citizen
Somali City
Somali Education
Somali Fisheries S.
Somalihome Online
Somali Heritage Book
Somali Inter
Somalijecel
Somalilife.com
Somaliland
Somaliand Future
Somaliland Gov.
Somalilandnet
Somaliland News
Somali Magazine
SomaliNet
Somali New Net.
Somalia Online
Somali Peace Process
Somali R. & H. Center
Somali Roots
Somalia Site
Somali Six

Somali Talk
Somitek
Somalitribune

Somali TV
SomaliUK
Somalivoices
Somaliawatch.com
Somaliawatch.org
Somali Water & Env.
Somaliwebsite.com
Somali Weyn
SUSA Netowrk
Togdheer
TrueSomali
UN-Somalia
Waamo Net
Wakiil

Widhwidh
W. Bari Kenya
Xamar Cadde
Yabaayil Net
Yabaayil-Online
Yamayska
 
 

Calafkeey I Seeg
Sheeko jaceyl oo taxane ah. Markii ugu horreysay waxaa lagu daabacay Xamar sanadkii 1983. Daabacaaddii labaad waxaa lagu daabacay Toronto sanadkii 1994.
------ Dhawaan ayaan soo dhajin doonaa haduu alla idmo qaybtii ugu horeysey -------

 
Silsiladda Doodwadaag
Silsillad - suugaaneedkan cusub ee la magac baxday Doodwanaag, waxay ka mid tahay mirihii ka dhashay safarkii taariikhiga ahaa ee uu Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi ) ku maray qaybo badan oo waddankeennii gudihiisa iyo dibaddiisaba ah, isagoo shacbiga Soomaaliyeed ugu baaqayay nabad, iscafin, iyo inay meel uga soo wada jeestaan danahooda, iyo sidii ay jiritaankooda u dhowran lahaayeen.
[Riix Halkan]
 
AAR LIBAAX
W.Q. Wiilwaal
Anoo arday ajnabi ah ku dhex jira, wiil Falastiiniyaan ah oo dadkiisa ka faanana uu sheeko noo wado, ayaa waxaa i arkay Faarax Badal. Ma inkiri karoo hadhow baa la oran Qarni oo gaalo ku dhex jira ayaa nin ina adeerkiis ah inkiray. Waa gacaldiid bay siddii Maxamed Kariye suuqa ii galin. Ardaydii baan inta iga raali ahaada iri u tilaabsaday meeshuu taagnaa. [Riix Halkan- Sheekadii oo dhan]
 
RAAS
W.Q.Wiilwaal
Waxaa i soo booqday eedaday Birmad curadkeedii. Ima soo booqane waxaa ii soo baahday ninkii Raas ahaa. Anigoo gurigayga markaa ka soo baxay, gacan bac ku sita, gacanta kalena sawir gacmeed aan u siday kuwa gallery lahaa, ayuu Raas iga hor yimid. [Riix Halkan- Sheekadii oo dhan]
 
DIBLOOMASI Gabay
W.Q. Amino Sharif [Riix Halkan- Gabygii oo dhan]
 
copyright 2000 © Himilo Newspaper. All rights reserved. Contact