Boggaga Somalida
  Hiiraan Online
  Somali Citizen
  Gacal Magazine
  Hiiraan Today
  Somali Talk
  Horn Afrik
  STN - Tv
  Dayniile
  Banaadir
  Gedo Homepage
  Somaliland Net
  Arlaadinet
  Puntland Post
  Boggaga oo Dhan
Wargeysada
  Warsan
  Somali Press
  Ayaamaha
  Xog-Ogaal
  Dalka
  Elektaroonik
Boggaga Islamka
  Prayer Time
  Qoraxay (Tafsiirka)
  Boqolsoon
  Iviews
  CAIR US
  CAIR Canada
  ISNA
  Quran Speaks
  Islamic City
   
 
Waraysi: MACALLIN DAAHIR:
June 4, 2003 (Himilo) - Waxaan waraysi la yeeshey Mucalim Daahir caddow Calasow oo muddo 13 sano ka badan gacanta ku hayay Dugsiga Salaaxudiin Al Ayuubi oo ku yaala Xaafadda Suuq bacaad.
 

11jir qur'aanka dhamaysay
June 2, 2003 (Himilo) Muqdisho - Xaflad qalin jabin oo loo sameeyay Caa'isha C/raxmaan Xasan Jimcaale oo ah gabar 11jir ah dhamaysayna barashada iyo xifdinta qur'aanka Kariimka ayaa maanta xafladii qalinjabinteeda lagu qabtay dugsiga Salaaxu Diin Al-ayuubi ee magaalada Muqdisho.
 
Taariikh Nololeedkii Sheekh Maxamed Macallin
(Himilo) - Muqdisho - Waxaa dhawaan ku geeriyooday dalka Talyaaniga Sheekh Maxamed Macallin Xasan oo ahaa aabbihii baraarugga islaamdoonka Soomaaliyeed. Sheekh Maxamed Macallin waxaa lagu aasay magaalada Muqdisho, waxaana aaskiisa iskugu yimid kumanaan-kun oo qof oo iskugu jira culumada, ducaadda iyo dadweynaha ku nool Xamar.
 
   
copyright 2000 © Himilo Newspaper. All rights reserved. Contact